Ku soo dhowoo sahaminta

VluchtelingenWerk Nederland (VWN waa urur xaquuq insaanka oo difaaca qaxootiga Nederlaan jooga.VWN waxey leeyihiin mareegto loogu talo galay qaxootiga: RefugeeHelp. Halkan waxaad ka heleysaa warbixin lagu kalsoon yahay iyo oo madaxbanaan ku saabsan nolosha Nederlaan. Waxaan RefugeeHelp aad u qiimeynaa fikrad celintaada. Sidaa ayaan si wanaagsan u tixraaceynaa baahidaaada warbixinta. Ma nagu taageeri kartaa buuxinta liiska su’ aalaha? Mahadsanid. .

buuxinta sahamintan waxey qaadaneysaa 10 daqiiqo. .

sahaminta waxey ku saabsan tahay:
- RefugeeHelp
- Baahidaada warbixin
-Saacadaha qaabilaada ee dhijitalka iyo dejinta

dhamaan jawaabta ee aad liiskan su’ aalaha ku bixisaa

kalsooni iyo si dahsoon.

Fiiro gaar: :Annaga kuguma caawin karno shaqsi ahaan liiskan su’ aalaha dhexdeeda ama kaagama jawaabi celin karno jawaabtaada. .
ma qabtaa su’ aalo ku saabsan codsigaaga magangelyo, degaaanka ama sharciga deganaanshaha? Ama ma rabtaa inaad qof kala hadasho xaaladaada? Markaa la xariir VluchtelingenWerk degmadaada, ama (agagaarkaaga) meesha aad degan tahay.

Waxaan ka bilaabeynaa warbixintaada asaasiga:
0 van 51 beantwoord
 

T