Let op: Nasiib daro liiskan su’aalaha shaqsi ahaan kuma caawin karno ama kuuma soo jawaabi karno
Ma rabtaa inaad fursad helitaan u yeelato mid ka mid ah boono hadiyad ah €25? Buuxi markaa liiska su’aalaha ka hor 4 juulay 2025 markaa ku qor dhamaadka liiska su’aalaha warbixinta lagaa helo. Warbixintan waxaa loo adeegsanaa keliya si aan la kala soocin ayaa qof ka mid ah u helaayaa hadiyada.
Waxaan ka bilaabeynaa warbixinta asaasiga ee adiga kugu saabsan: